(Daawo Sawirro) Dab ka kacay Keymo ku yaalla Buuraleyda gobolka Sanaag

Dab xooggan oo shalay ka kacay degaanka Gaacidh oo ka mid ah buuraleyda gobolka Sanaag ayaa ilaa maanta socda, waxaana gebi ahaan gubanaya keymaha deegaanka iyo dhirtii ku taallay. Deegaankan oo ku yaalla waqooyiga gobolka Sanaag waxaa ka socda gurmad aan xoog badneyd oo lagula tacaalayo deminta dabka. Ma jiro khasaare nafeed oo ilaa iyo … Continue reading (Daawo Sawirro) Dab ka kacay Keymo ku yaalla Buuraleyda gobolka Sanaag